Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Putland Oo Xukuntay Rag Lagu Eedeyey Alshabab

0
2

Maxakamada ciidamada qalabka sida ee putland ayaa maant u fadhiistay dacwada xubno ku eedaysan ka mid ahaanshaha xubnaha  alshabab iyo daacish,

gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee putland  ee gobolada barri sanaag,haylan iyo gardafuu gashaanle sare cawil axmed faarax ayaa warbaahinta u akhriyey xukunka,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here