Xaaska Madaxweynaha Maraykanka Oo Ku Wajahan Qaarada Afrika.

First lady Melania Trump arrives at Kotoka International Airport in Accra, Ghana, Tuesday, Oct. 2, 2018. Trump is visiting Africa on her first big solo international trip, aiming to make child well-being the focus of a five-day, four-country tour. (AP Photo/Carolyn Kaster)

Xaaska madaxweynaha Mareykanka Melania Trump ayaa waxaa booqasho mudo todobaad ah waxa ay uga bilaabatay qaaradda Afrika.

Maalmaha nagu soo aadan ayaa lagu wadaa in ay booqato dalalka Kenya, Malawi iyo Masar, booqasheeda Afrika waxay uga goolleedahay xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afrika.

Waa booqashadeedi ugu waynayd, uguna horreysay ee ay ku tegto Melania dalalka dibadda iyada oo aanu la socon seygeeda oo ah madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, waana markii ugu horreysay ay Afrika soo gaadho.

Seygeeda Donald Trump ayaan wali Afrika booqanin tan iyo sidii uu xilka madaxweyne u qabtay.