Breaking News

Shan Qodob oo Somaliland Ka Dalbatay Emaaraadka.

By HCTV

March 14, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dalka dib ugu soo laabtay Maanta ka dib safar maalmo qaatay oo uu ku Joogay Isu-tagga Imaaraadka Carabta.