Somaliland & Soomaaliya oo La Filayo Inay kuwada Hadlaan Acra,Ghana
By HCTV
March 14, 2019
Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sheegay In Wada Hadalada SOmaliland Iyo Somalia Ay Ka Dhacayaan Magaalada Acra Ee Wadanka Ghana, Iyadoo Wadahaladaasi Ay Qayb Ka Noqonayaan Wadama Reer Galbeedka.