Faahfaahin :Wasiir Saqar oo ka Mid ahaa Dadkii ku Dhintay Weerarkii Maanta.

Image may contain: 1 person, selfie

Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha oo oo lagu dilay Weerarkii Maanta.

Marxuum mudane Saaqar Ibrahim Cabdalla oo sidoo kale ka mid ahaa Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa lagu dilay Weerar ismiidaamin ah oo Alshabaab ay maanta ku qaadeen Xarunta Wasaaradad Shaqada ee Muqdisho.

#HCTV la wadaag saaxiibadaa.