Baydhabo: Taliyaha Ciidammada Milletariga Koonfur-galbeed Oo La Magacaabay

0
3

Baydhabo (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Lafta-green ayaa Maanta Magacaabay Taliyaha Ciidammada Milletariga ee Maamulkaasi iyo ku-xigeenkiisa.

Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha,  taasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable Tv .

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Taliyaha Ciidammada Milletariga u Magacaabay inuu noqdo Yoonis Aadan Xasan, halka ku-xigeenkiisana uu u Magacaabay inuu noqdo Cabdulle Isaaq Ibraahim.

 

Horn Cable Tv

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here