Breaking News

Damalkii Nabadda (Xaaji Cabdi Xuseen) oo Geeriyooday….

By HCTV

May 10, 2019

Hargeisa (HCTV)  Magaalada Hargeisa waxaa maanta ku Geeriyooday  Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf- (Cabdi Waraabe ) Taliyihii Hore waaxda Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (maxamed Cambaro) oo ehelka Marxuum Xaaji Cabdi ka mid ah ayaa Horn Cable TV u xaqiijiyay Geerida Marxuumka ku timi.

MAXAA LAGU XASUUSTAA CABDI WARAABE ? 

GOOBTA AASKA.

Ilaahay Samir iyo imaan haka siiyo dhammaan umaddii uu ka baxay xaaji cabdikariim Xuseen.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun.