HomeSomali NewsBreaking News

Maxamed Mursi oo Geeriyooday isagoo Maxkamad Saaran.

RW Khayrre oo Wajahaya 10 Su’aalood oo uu Hordhigay Sarkaal ka Tirsanaa Difaaca Maraykanka.
Madax-dhaqameed Hargeysa Jooga oo Baaq u Diray Xeraale
Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo U Diga-Rogtay Xisbiga Waddani
Hadal-hayn ka Taagan Geedkii Saaxiibnimada Maraykan & Faransiis oo Ingegay.
Daawo: “Somaliland waa inay ka faa’idaysataa Indhaha Caalamka ee ku soo jeeda” Wasiir hore Cawaale Shirwac

QAAHIRA (HCTV)  Telefishanka dawaladda Masar Warramay inuu  Geeriyooday Maaxmed Mursi, Madaxwaynihii hore ee Masar  isagoo maanta hor taagan Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira.

isagoo Maanta la maxkamad la horkeenay ayaa la sheegay inuu “SUUXAY” kadibna isla goobta ayuu ku qudh baxay.

Mursi ayaa Noqday Madaxwaynihii 7-aad ee soo Maray dalkaasi, Militeriga ayaa xukunka ka tuuray 2013, kadib markii ay dalkaasi ka dhaceen mudaaharaadyo lagu diidan yahay xukunkiisa.

Wuxuu ahaa Madaxwaynihii u horeeyay ee Cod shacab ku yimaadda taariikhda masar waxaana uu kasoo baxay ururka akhwaanul muslimiin oo hadda laga mamnucay wadankaasi.

 

HORN CABLE TV.

WAAXDA ONLINE-KA.

COMMENTS