Madaxwayne Biixi oo Xil ka Qaadis iyo Magcaabis Sameeyay.

0
4

Madaxwaynaha Somaliland  mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Wareegto  ka kooban  Xil ka Qaadis iyo Magacaabista Masuuliyiin cusub.

Madaxwaynuhu wuu Xilka ka qaaday Laba Masuul oo kala ah :-

Maxamuud Saleebaan Ciise (Mingiste), Wakiilkii Somaliland Qaabilsanaa Dalka Shiinaha.
Maxamed Cabdikariim Cumar Ismaaciil(maarshaal) Wakiil Ku-xigeenkii Somaliland u fadhiyey dalka Itoobiya.

Madaxawayne Biixi ayaa Magcaabay Masuuliyiin Cusub.

1. Maxamuud Xaamud Cumar Guddoomiyaha Gobolka Badhan

2. Cabdiraxmaan Axmed Muuse Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Badhan

3. Cawil Ibraahim Cali Wakiilka Xafiiska Ganacsi ee Somaliland ee Dalka Shiinaha.

HORN CABLE TV

WAAXDA ONLINE-KA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here