Puntland: Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Adag Soo Saartay Saaka

HomeSomali News

Puntland: Maxkamadda Rafcaanka Oo Xukun Adag Soo Saartay Saaka

Lacagta ku Baxda Hagoogta Garsooreyaasha Zimbabwe, oo Cadho Abuurtay.
“Diinta Islaamku Way Mamnuucday U Dabaal-Degga Sannadka Cusub Ee Gaalada…” Sheekh Dirir
Wasaarada Maaliyada Ethiopia Oo Soo Bandhigtay Shirkadaha Ku Guulaystay Maalgashiga Isgaadhsiinta.
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Goor Dhawayd ka Degay Jigjiga.
19 Qof Oo Qaba Covid19 Oo Soomaaliya Maanta Laga Diiwaan Galiyay

GAROOWE (HCTV) – Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Nugaal ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Saaka go’aan ka gaadhay kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo gaystay caasho ilyaas Aadan.

Maxkamadda ayaa ku raacday xukunkii ay eedaysaneyaasha ku riday maxkamadda Darajada Koowaad, kaasi oo ahaa in Saddexda eedaysane dil toogasho ah lagu fuliyo.

Maxkamadda Derajada koowaad ee Puntland ayaa hore Saddex Nin ugu xukuntay dil, ka dib markii lagu eedeeyay kufsiga iyo dilka loo geystay Caasha Ilyaas Aadan oo reer Gaalkacayo ahayd.

 

La Soco Warkan oo Faahfaahsan

 

COMMENTS