UCID Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka

HomeSomali News

UCID Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka

Somaliland: Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco Oo Is Laab-xaadhanaya
Pakistan Oo Ku Dhawaaqday In Cir-bixiyeenkii U Horeeyey Ay Dirayso
General Nasser Shabani, Taliyihii Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran Oo U Geeriyooday Coranavirus
Shakira Oo Maxkamad Spain Ku Taala La Soo Taagay
Midowga Yurub Oo Madaxweyne Biixi U Soo Jeediyey Inuu Ilaaliyo Sumcadda Somaliland

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Warqad furan toos ugu diray Madaxweynaha Somaliland, waxaanu u soo jeediyey inuu kala diro Goleyaasha Deegaannada Dalka.

Warqaddan furan oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn waxa loogu dhaliilay Shaqada Goleyaasha deegaanka, waxaana lagu sheegay in aanay waajibkoodii uga soo bixin sidii la rabay.

UCID waxa kale oo uu Warqadda furan ee uu u diray Madaxweynaha ku sheegay in sababaha ay Marmarka qaarkood u garab istaagaan Xukuumaddiisu in aanay ahayn inay ku qanacsan yihiin siday wax u socdaan.

Halkan Hoose ka akhriso Warqadda Furan

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS