Puntland Oo Ku Gacan-Saydhay Guddida Somalia U Magacawday Wadahadalada Somaliland

Garoowe, (HCTV) – Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in aanay ogolayn guddida wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee Madaxweynaha dawlada federalka ee Somalia uu dhawaanta soo magacaabay, waxaanu maamul goboleedka Puntland uu guddidaasi ku tilmaamay mid aan loo marina ama aan ka turjumayn distoorka  kumeelgaadhka ah ee Somalia.

War-saxaafadeed goor-dhaweyd ka soo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in qadiyada wada-hadallada inay si gaar ah u taabanayso Puntland, lagama maarmana ay tahay inay door ku yeelato dadaallada wadahadallada.

War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan;-

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.