Fadliga Soonka Maalinta Carafo: Sheekh Berberawi

Hargeysa (HCTV) – Akhristayaal, Daawadayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka Maalinta Carafo

Sheekh Cabdillaahi Berberi oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlaya Fadliga Maalintaa iyo Arrimo kale oo If iyo Aakhiraba ina anfacaya.

Halkan Hoose ka Daawo Muxaadarada.

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka