Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Fasax Noqonaya Sabtida Soo Socota (Akhri Sababta)

HomeSomali News

Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Fasax Noqonaya Sabtida Soo Socota (Akhri Sababta)

Madaxweynaha Algeria Oo Magacaabay Gole Wasiiro Oo Cusub
Somaliland: Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Oo Ku Beegmay Jimcaha Berri.
Dibed-baxayaal Jidka Ka Xidhay Trump Oo Gaas Lagu Kala Eryey
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia
Jarmalka Oo Diiday Codsi Uga Yimid Dawladda Maraykanka

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in Shaqaalaha Dawladdu fasax yihiin Maalinta Sabtida ee soo socota, taasi oo ku beegan 31-ka bisha 8-aad, 2019.

War-saxaafadeed uu Maanta Guddoomiyuhu soo saaray oo soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable ayuu ku sheegay in Sabtida ay ku beegan tahay Curashada Sannadka cusub ee Islaamka 1441-ka Higriyada, sidaasi darteed Shaqaalaha Dawladdu ay fasax yihiin.

Halkan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS