Somaliland: Sidee Loo Qaybiyey 450 Arday Oo Itoobiya Deeq Waxbarasho Siisay ?

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland ayaa Maanta shaaciyey sida Gobollada Dalku u kala heleen Deeq Waxbarasho oo Itoobiya ugu deeqday Somaliland.

Shir-jaraa’id oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiinta Xafiiska Imtixaannaadka Qaranku ku qabteen Magaalada Hargeysa Maanta, ayaa waxay ku shaaciyeen in Itoobiya ay Somaliland ugu deeqday 450 Arday Waxbarasho Jaamacadeed oo bilaasha ah, sidaasi darteedna Gobol kasta oo Somaliland ka mid ahi uu helay tirada Ardayda loo qoondeeyay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Sida Gobollada Somaliland u kala heleen Deeqda Waxarasho ee Itoobiya ugu deeqday Somaliland.

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka