UCID Iyo WADDANI Oo Soo Magacaabaya Xubnaha Ku Matalaya Komiishanka Cusub Ee Doorashada

HomeSomali News

UCID Iyo WADDANI Oo Soo Magacaabaya Xubnaha Ku Matalaya Komiishanka Cusub Ee Doorashada

God Madaw oo Lagu Arkay Hawada Sare.
Dahabshiil Banka Oo Abaalmarin Guddoonsiyay Macaamiishii Ugu Wanaagsanayd Sannadkan 2020
Soomaaliya Iyo Kenya Oo Khilaaf Dhinaca Hawada Ahi Soo Kala Dhex Galay
Puntland Oo Xukuntay Askari Lagu Eedeeyay Inuu Fududeeyay Dilka Madaxii DP World Ee Dekedda Boosaaso
AKHRI: Guddoomiyihii Baarlamaanka Algeria Oo Maray Dariiqii Butafliqa

Hargeysa (HCTV) – Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa Maanta isla gaadhay in Xisbi walba uu Magacaabo Xubintii ku mattali lahayd Komiishanka cusub ee doorashooyinka, kaasi oo tiradiisu tahay 7 Xubnood.

Sidaana lagu sheegay War Qoraal oo ka soo baxay Xisbiyada WADDANI iyo UCID, ka dib Kulan ay Hargeysa ku yeesheen Hoggaanka Labada Xisbi.

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradku waxay Madaxweynaha iyo Xukuumadda u soo jeediyeen inay ka shaqeeyaan sidii loo dardar-gelin lahaa hawlaha suurto-gelinaya Qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada oo isku sidkan.

Halkan Hoose ka Akhriso Warka ka soo baxay UCID iyo WADDANI

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS