Somali News

Degdeg: Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

By Ahmed Cige

November 01, 2019

Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee, Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas, Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cubitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa.

Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii u dambeeyey xanuunsanayey, waxaanu dhawr jeer xaaladd cafimaad ugu baxay dalka dibadiisa.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.