Duulimaadyadii Tooska Ah Ee Muqdisho Iyo Nairobi Oo Maanta Dib U Bilaabmay

HomeSomali News

Duulimaadyadii Tooska Ah Ee Muqdisho Iyo Nairobi Oo Maanta Dib U Bilaabmay

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Axmed Madoobe Ay U Aqoonsan Tahay Madaxweynaha KMG Ah Ee Jubaland
Ciidamo Kenyan Ah Oo Lagu Dilay Dulleedka Gaarisa
Shiinaha Oo Boqolaal Kun Oo Caruur Muslimiin Ah Iyo Qoysaskooda Kala Kexeeyey
Badhasaab Ku-xigeenka Somaliland Ee Badhan Oo Ceerigaabo Ka sheegay Inaan Puntland Xidhin
Munaasibad Loogu Dabbaal-Degayo 60-Guurada Markii Somaliland Xorriyaddeeda Ka Qaadatay Ingiriiska Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay

Muqdisho (HCTV) – Hay’adda Duulimaadyada Rayidka ah ee ¬†dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay Maanta dib u bilaabmeen duulimaadkii tooska ah ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi.

Heshiis ay dhawaan Magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kena Uhuru Kenyatta ayaa waxa ku jiray in dib loo bilaabi duulimaadyada tooska ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, ka dib khilaaf hore u soo kala dhex galay labada dhinac.

Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa maanta si toos ah waxaa uga duushay diayaarad ku sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasoo rakaabka saaran si toos ah uga dajisay Nairobi.

Ka hor heshiiska Farmaajo iyo Kenyata ay kala saxeexdeen, waxa qasab ahayd in diyaaradda ka duusha Muqdisho ay sii marto oo lagu sii baadho Magaalada Wajeer ee Dalka Kenya.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS