Somaliland: Amarro La Dul-dhigay Huteellada Hargeysa

Hargeysa (HCTV) – War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Jaamac Xaaji Axmed ayaa lagu sheegay inaan Huteellada Caasimadda Hargeysa lagu qaban karin Shirar aan fasax looga haysan.

Warqaddan oo uu ku saxeexan yahay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex ayaa Huteellada lagu faray inaan lagu qaban karin Shirar, marka laga reebo Meherrada iyo Aroosyada oo iyagana wakhtigooda la ilaalinayo.

Warka qoraalka ah ee ka soo baxay Badhasaabka Maroodi-jeex halkan Hoose ka akhri

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka