Somaliland: Ciidammada Ilaalada Xeebaha Oo Qabtay Afar Markab

HomeSomali News

Somaliland: Ciidammada Ilaalada Xeebaha Oo Qabtay Afar Markab

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera
Soomaaliya: Dameer Sababay Burbur Diyaaradeed
AKHRI: Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Joojin La’aanta Baabuurta Qaadka Iyo Duulimaadyada Ethiopia Airline
Qodobo Laga Soo Saaray Shir Boorama Ay Ku Yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Awdal Iyo Odayaasha Dhaqanku
Dhul-gariirro Xidhiidh Ah Oo Ka Dhacay Philippines

Saylac (HCTV) – Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa qabtay illaa Afar Markab oo si Sharci-darro ah uga kalluumaysanayey Biyaha Badda Somaliland.

Afarta Markab ee sida Sharci-darrada ah uga kalluumaysanayey Xeebaha Galbeed ee Somaliland ayaa waxa qabtay Ciidammada ilaalada Xeebaha ee fadhiisinkoodu yahay Gobolka Selel, sida uu ku soo warramay Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Gobolka Selel.

Maraakiibtan oo ay saarnaayeen Tobaneeye Shaqaale ah ayaa waxa laga leeyahay Dalka Masar.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

 

COMMENTS