Xubin Ka Mid Ah Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Is-casilay

Hargeysa, (HCTV) – Xasan Yuusuf Ducaale oo guddida Doorashooyinka ee khilaafku ka taagan yahay ugu jiray xisbia Mucaaridka ah ee UCID ayaa daboolka ka qaaday inuu iska casilay xubinimada guddidaasi doorashooyinka.

Xasan Yuuusuf ayaa is-casilaadiisa ku sababeeyey mid uu isagu go’aansaday oo uu ku badbaadinayo qaranka Somaliland.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.