Somaliland: Guddiga Ka Hor-tagga Coronavirus oo Soo Saaray Awaamiir Cusub

Hargeysa (HCTV) – Guddiga Qaran ee u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray Awaamiir cusub.

War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ah Guddoomiyaha Guddida Guddiga Qaran ee u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Coronavirus, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 30-ka bishan March oo berri ku beegan la joojiyey Dadka reer Somaliland ka soo dhoofa Yurub iyo Waqooyiga Qaaradda Ameerika.

War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiran ayaa u qornaa sidan:-

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka