Hambalyo: Maxamed Cabdillaahi Iyo Mumtaaz Oo Meherkoodu ka dhacay Hargeysa

Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Mustafe Axmed Maxamuud (buraale), Maxamed saleebaan Muxumed, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Marwaan Sulub Cabdi, Safwaan Maxamuud Maxamed, Axmed khadar nuur, Cali maxamed xuseen, Xamse Caydiid Axmed, Mukhtaar Maxamed Ibraahin, Sakariye Maxamed Ibraahim, Isaaq Ismaaciil idiris, Cabdiqani Maxamed Axmed, Aamiin Cali Barre, Colaad Maxamuud Muxumed, Farxaan Axmed Xasan, C/fataax Aw Axmed Maxamuud, C/qaadir Maxamuud Kabadhe (jiib), Xamse Maxamed Kabadhe, Jimcaale Aw Cali Ibraahin, Maxamed Axmed Xawaadle, Dhammaan Asxaabtaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Maxamed Cabdilaahi Cali
&
Mumtaaz Maxamed Faarax

Oo meherkoogu Maanta oo khamiis ah ka qabsoomay magaalada Hargeisa, hotel maansoor. 16/04/2020 oo waafaqsan 23/08/1441. Waxaanu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka (SCW)

بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما بالخير او بالخير.

Noqda kuwii isku waara ubad khayr lehna kala hela, ku negaada samo wacan farxad iyo samu ku gaadha arooskiina.