Dab-Ridka Dabaaldega Dhalashada Boqorada Ingiriiska Oo La Joojiyey

London, (HCTV) – Dab-Ridka Dabaal-dega Dhalashada Boqorada Ingiriiska ayaa la joojiyey markii ugu horaysay mudo 68 sano ah oo ay haysay taajka boqortooyada dalka Ingiriiska.

Boqorada oo da’deedu hada noqonayso 94 jir, ayaa waxa ay dabaaldaga dhalashadeedu xiligani ay ku soo beegantay xili 14,000 qof ay dalka Ingiriiska ugu geeriyoodeen cudurka COVID19 oo si xawliya ugu faafaya dalkaasi.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.