Shirkadda Telesom Oo $200,000 Ku Wareejisay Guddida Ka Hortaga COVID19 ee Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna Gudoomiyaha Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa maanta ka gudoomay Shirkada Telesom Qaadhaan lacageed oo ah 200,000.00 (Laba boqol oo kun oo doollar) oo Jeeg ah ay ku wareejiyeen guddida.

Lacagtan ayaa waxa shirkadda Telesom ka gudoomay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Gudoomiyaha Guddida ka hortaga Xanuunka Covid19 Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.