Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

HomeSomali News

Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Somaliland: Ugaadhsiga Harimo-cadka Oo Meel Sare Maraya Iyo Wararkii U Dambeeyay
Turki Lagu Afduubay Dalka Nigeria Oo La Sii Daayey
Uganda Oo Joojisay Isticmaalka Lacagta Kenya
Diyaaradd Sida 132 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ka Soo Dagtay Muqdisho
Generaal Ka Tirsan Ciidamadda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay

Hargeysa, (HCTV) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena ka mid ahaa siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo uu guddoomiye ka ahaa.

Alle ha u naxariistee Xasan Guure ayaa ku geeriyooday Xalay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaana Marxuumku uu u geeriyooday Xanuunka COVID19.

Waxaanu marxuumku uu intii uu noolaa uu hormood u ahaa, si weyna uu uga soo qaybqaatay Nabada, Madaxbanaanida, iyo Dimuqraadiyada Somaliland.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

COMMENTS