Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

HomeSomali News

Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Dagaal-siyaasadeed Oo Ka Dhex Qarxay Xubnaha Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Xilalka Sare Ka Haya Soomaaliya
Somaliland Oo Ka Jawaabtey Hadalkii Shalay Ee Puntland 
Maraykanka Oo IRAN Ku Eedeeyay Weerarro Lagu Qaaday Maraakiibta Shidaalka Ee Sucuudiga
Israel Oo Xayiraad Saartay Ilhaan Omar Iyo Rashida Tlaib
“Waxaa Naga Go’an Inaan Dhageysano Cid Kasta Oo Wax Tabaneysa, Laakiin..” Farmaajo

Hargeysa, (HCTV) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena ka mid ahaa siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo uu guddoomiye ka ahaa.

Alle ha u naxariistee Xasan Guure ayaa ku geeriyooday Xalay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaana Marxuumku uu u geeriyooday Xanuunka COVID19.

Waxaanu marxuumku uu intii uu noolaa uu hormood u ahaa, si weyna uu uga soo qaybqaatay Nabada, Madaxbanaanida, iyo Dimuqraadiyada Somaliland.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

COMMENTS