Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

HomeSomali News

Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Mid Ka Mid Ah Darawadda Bajaajta Oo Dil Loo Gestay
Dhisme 7 Dabaq Ah Oo Ku Burburay Cambodia
“Dhismaha Waddada Boorama-Lowyacaddo, Waxa Saxeexay Soomaaliya Iyo..” Wasiirka Jidadka
Iran Oo Cambaaraysay Weerar Maraykanku Ku Laayey Dagaalyahano Ay Taageerto
Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro Oo Xalay Ku Kulmay Addis Ababa

Hargeysa, (HCTV) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena ka mid ahaa siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo uu guddoomiye ka ahaa.

Alle ha u naxariistee Xasan Guure ayaa ku geeriyooday Xalay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaana Marxuumku uu u geeriyooday Xanuunka COVID19.

Waxaanu marxuumku uu intii uu noolaa uu hormood u ahaa, si weyna uu uga soo qaybqaatay Nabada, Madaxbanaanida, iyo Dimuqraadiyada Somaliland.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

COMMENTS