Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Wasiirka Beeraha Oo Qalab Loogu Talo-galay La Dagaalanka Ayaxa Kala Wareegay World Vission
Xayawaan Dhintay Wakhti Hore oo Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO
Trump Oo Noqday Madaxweynihii U Horreeyay Taariikhda Maraykanka Ee Maamuus Ka Xayuubin 2 Jeer Loo Soo Gole Joojiyey
Masar Oo U Codaynaysa Afti Mudada Loogu Dheeraynayo Madaxweynaha
Wararkii U Dambeeyey Xaalada Gobolka Amxaarada Ethiopia

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Sideed qof (8) oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 maanta oo Arbaca ah.

Kuwaas oo dhammaantood oo ay yihiin Somalilander, isuguna jira 5 qof oo rag, iyo 3 qof oo dumar ah, hase yeeshee da’da Bukaanka ah ee cusub waxa ay u dhaxaysaa sidan:

(20jir ilaa 29jir = 1 qof)

(30jir ilaa 39jir = 6 qof)

(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

Bukaanadan dhamaantood waxa ay degan yihiin Hargeysa.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Saddex iyo Labaatan (23).

Maanta dhimasho ma jirto.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: