Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Dawooyin Iyo Raashin Gaadhsiiyey Gobolka Togdheer

Burco, (HCTV) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdilaahi ayaa daawooyin Iyo raashin ku wareejiyay maamulka Gobolka Togdheer.

Raashinkan oo guddida ka hortaga COVID19 ee Somaliland ay ugu talo gashay gobolka Togdheer ayaa loo qaybin doonaa 6,000 qoys oo ka mid ah dadka gobolka Togdheer.