Hargeysa (HCTV) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la isagu yeedhay Fadhi aan Caadi ahayn.
Warqad uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayuu ku sheegay in fadhigaa lagu ansixin doono arrimo muhiim ah.
Horn Cable Tv
WAAXDA ONLINE-KA