Somali News Somaliland: Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Oo Ku Beegmay Jimcaha Berri. By Ahmed Cige - June 25, 2020 0 2 FacebookXPinterestWhatsApp Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa shaaciyey inay Maalinta Jimcaha ee Berri ay ku beegan tahay Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Somaliland. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka