SAAXIL: Dab ka Kacay Dhul Daaqsimeed Ku Yaalla Degmada Laaso-dacawo

HomeSomali News

SAAXIL: Dab ka Kacay Dhul Daaqsimeed Ku Yaalla Degmada Laaso-dacawo

Laasa-Dacawo (HCTV) – Dab Xooggan ayaa ka kacay dhul Daaqsimeedka ku teedsan Buurta Garba-diir ee duleedka Degmada Laasa-dacawo ee Gobolka Saaxil. Dhul-daaqsimeedka Buurta Garba-diir oo Saacado badan gubanaysay ayaa wuxuu dabku gaadhay dhul gaadhaya tobannaan KM.   Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-KA

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Dallka Masar
Wasiiro & Maamulka Jaamacadda Burco Oo Ka Hadley Arday Dhacday
Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey 517 Maxbuus
Amiirkii Kuwait Oo Saaxiib Dhow La Ahaa Somaliland Oo Geeriyooday
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Lagaga Hadlay Doorashada La Yeeshay Baarlamaanka Iyo Madaxda Dawladd Goboleedyada Somalia

Laasa-Dacawo (HCTV) – Dab Xooggan ayaa ka kacay dhul Daaqsimeedka ku teedsan Buurta Garba-diir ee duleedka Degmada Laasa-dacawo ee Gobolka Saaxil.

Dhul-daaqsimeedka Buurta Garba-diir oo Saacado badan gubanaysay ayaa wuxuu dabku gaadhay dhul gaadhaya tobannaan KM.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-KA

COMMENTS