Ujeeddada Kulan Ay Maanta Yeeshaan Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland

HomeSomali News

Ujeeddada Kulan Ay Maanta Yeeshaan Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland

Dawladda Suuriya Oo Diyaarad Dagaal Laga Soo Riday
Maayarka Hargeysa Oo Farriin U Diray Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Caasimadda Ka Xoogsada
Madaxweynaha Somaliland Oo Meelmariyey Cayimmaada Maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan
Shiinaha Oo Ka Cadhooday Wefti Maraykan Ah Oo Socdaal Ku Tagay Taiwan
Madaxtooyada Somalia Oo Ka Jawaabtay Eedo Ka Soo Yeedhay Midawga Musharixiinta

Hargeysa (HCTV) – Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, La Taliyaha Madaxweyne Biixi ee Arrimaha doorashooyinka iyo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka UCID ayaa ka wada-hadlay xaaladaha taagan ee Doorashooyinka.

Masuuliyiintan ayaa ka Wada-hadlay sidii loo dhamaystiri lahaa Caqabadaha hor-taagan doorashada.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS