UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo mashruuc Muhiim Ah

HomeSomali News

UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo mashruuc Muhiim Ah

Hargeysa: Basas Shaqo Joojin Sameeyey
Hoggaamiyihii Al-qaacida ee Koonfurta Qaaradda Asia Oo Lagu Dilay Afghanistan
Wasiir Axmed Shide Oo Sheegay In Dawladdu Ay Joojisay In Shirkada Ethiopian Airlines La’ Madaxbanaaneeyo
Saldhigga Maraykanka Ee Jabuuti Oo La Geliyay Xaalad Deg-deg Ah
Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Ka Hadlay Mashaariicda Midawga Yurub Ee Soomaaliya Saxeexdo

Hargeysa (HCTV) – Dalalka UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo afar mashruuc oo muhiim ah kuwaas oo qayb ka ah wajiga labaad ee SDF.

Mashaariicdan ayaa kala ah dib u dhiska waddada isku xidha Berbera iyo Burco, Mashruuc lagu horumarinyo Beeralayda Awdal iyo Maroodi-jeex, Biyo balaadhinta Caasimadda Hargeysa ayaa ah mashruuca saddexaad.

Mashruuca Afraad ayaa ah dhismaha Deked yar oo Kalluumaysi taas oo laga dhisayo magaalo xeebeedka Maydh ee gobolka Sanaag.

Saddexda Safiir ee Waddamadan u qaabilsann Soomaaliya ayaa sheegay in mashaariicdan lagu saleeyay Qorshaha horumarinta Qaran ee Somaliland.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS