Saddexda Xisbi Ee Somaliland Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka Isku Sidkan

HomeSomali News

Saddexda Xisbi Ee Somaliland Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka Isku Sidkan

Maraykanku Muxuu Ka Yidhi, Dagaalkii Dhex Maray Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya Iyo Kuwa Jubbaland ?
” Ina Cismaan Geelle Waa Loo Xoog Sheegtay, In Xoolihiisa layska Qaataa Waa inagu Ceeb” Eng Faysal.
Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Cabasho U Gudbiyey Baarlamaanka Somaliland
Hogaamiyaha Khaatumo oo Hargeysa kusoo Laabtay.
Iran Oo Qiratay In La Soo Riday Diyaaradii Dalkeeda Ku Burburtay

Hargeysa, (HCTV) – Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka.

Heshiiska rasmiga ah ee laga  gaadhay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo gacantooda ku saxeexeen madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland,  ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada  UCID, Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),  ayaa u dhignaa sidatan:

 

COMMENTS