Somaliland: Qabashada Doorashada Golaha Wakiillada Oo Loo Raacayo Habkii 2005-tii

Hargeysa (HCTV) – Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa ku heshiiyey in Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada ee qabsoomaya sannadkan 2020 lagu galo nidaamkii lagu galay sannadkii 2005-tii.

Sidoo kale, waxay ku heshiiyeen in Guddigii doorashadii ee hore ay La Taliyeyaal-farsamo u noqdaan Komiishanka cusub, halka heshiiskii hore ka dhigayey in awoodda doorashada leeyihiin Komiishanka hore.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka