Xafiiska UK Ee Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Gaadheen

HomeSomali News

Xafiiska UK Ee Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Gaadheen

Safiirka Shiinaha Ee Muqdisho Oo Si Kedis Ah U Baajiyey Safar Uu Ku Iman Lahaa Hargeysa
Laba Qof Oo Ka Mid Ah Dadka Ku Dibadbaxaya Sudan Oo Toogasho Lagu Dilay
India: 150 Caruur Ah Oo U Dhintay Khudrad Sumaysan
Hargeysa: Nin Mindi Ku Weeraray Arday Dugsi Kasoo Baxay
Muqdisho: Tobannaan Qof Oo Meel Cunto Ka Wada Cunay Oo Dhakhtar La Dhigay

Hargeysa, (HCTV) – Madaxa Xafiiska Britain ee Hargeysa Stuart Brown ayaa sheegay in UK ay soo dhaweynayso heshiiska saddexda xisbi ee Somaliland ay ka gaadheen qabsoomida Doorashada golayaasha Degaanka iyo Baarlamaanka.

Mr Stuart Brown ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Twitter-ka, waxaanu intaasi ku daray in heshiiskani uu cadaynayo doorka Guddida doorashooyinka, Saamiga kuraasta iyo mudaynta wakhtiga kama dambaysta ah ee doorashada, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin talaabooyin muhiim ah oo hore loogu qaaday doorashooyinka Somaliland.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS