Somaliland Oo Mabnuucday Tubaako Dadweynuhu Ka Qayliyey

0
2

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland ayaa Mabnuucay Tubaakadda loo yaqaano LYFT, taasi oo bilihii u dambeeyay dalka la soo geliyey isla-markaana si bilaash ah dalka loogu qaybinayey.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa lagu sheegay in dalka Mabnuucay oo aan la keeni Karin Tubaakadaasi.

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here