Somali News Shir-nabadeed Si Rasmiya Uga Furmay Saax-dheer By Ahmed Cige - August 6, 2020 0 3 FacebookXPinterestWhatsApp Saax-dheer (HCTV) – Degmada Saax-dheer waxaa si rasmiya uga furmay Shir-nabadeed lagu dhexdhexaadinayo Beelo Walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhex maray Degmada Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka