Golaha Wakiillada Oo Bilaabay La Xisaabtanka Shirkadaha Laydhka

Hargeysa (HCTV) – Guddi-hoosaadka Khayraadka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta isugu yeedhay Shirkadaha Laydhka siiya Xaafadaha Magaalada Hargeysa, ka dib markii Toddobaadyadii u dambeeyay oo dhan ay Dadweynuhu ka cabanayeen Qiimaha Laydhka ee aad u sareeya.

Guddi hoosaadka Khayraadka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Masuuliyiinta Shirkadaha waydiiyey su’aalo la xidhiidha waxa ku kelifaya inay Laydhka Qaaliyeyaan, halka Saxaafadduna su’aalo arrimahaa ku saabsan waydiiyeen.

 Warkaasi oo dhamaystiran halkan hoose Ka Daawo

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka