Somaliland: Xukuumadda Oo Hakisay Soo Dejinta Qalabka Isgaadhsiinta

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay joojiso soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka dibeddiisa laga keeno.

War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayuu ku sheegay in isagoo raacaya Xeerka Isgaadhsiinta Qaranka isla-markaana eegaysa Tayada Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka yimaadda ay hakisay soo dejinta Qalabkaasi.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose ka Daawo

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka