Madaxweynaha Somaliland Oo Saddex Xeer U Gudbiyey Golaha Wakiilada

HomeSomali News

Madaxweynaha Somaliland Oo Saddex Xeer U Gudbiyey Golaha Wakiilada

WADDANI Oo Kali-Talisnimo Ku Tilmaamay Wareegto Ka Soo Soo Baxday Xukuumadda
Burco: Laba Carruur Ah Oo Ku Geeriyooday Dab Ka Kacay Gurigooda
Gaadhi Laga Soo Xaday Afhayeenka Madaxweynaha Uganda Oo Laga Helay Kenya
Sifooyinka Madaxweynaha & Madaxda Xisbiyadu Ku Sheegeen Marxuum Xaaji Cabdi-waraabe
Qorshaha Dawladda Soomaaliya Ee Dhibaatada Webiga Shabeelle

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta aqalka golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyey saddex xeer si ay uga doodaan.

Saddexdan xeer ee Madaxweynaha Somaliland uu usoo gudbiyey golaha Wakiilada Somaliland ayaa kala ah Xeerka Hay’adda Dekedaha Somaliland, Xeerka aaga ganacsi ee cashuuraha ka caagan (Free Zone) iyo xeerka diiwaangalinta shirkadaha ganacsi.

Qoraal uu Madaxweynaha Somaliland usoo gudbiyey Golaha Wakiilada ayaa waxa halkaasi ka hor akhriyey xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

COMMENTS