Xisbiga Waddani Oo Ugu Baaqay Xukumada Somaliland Inay Cadayso Heshiiska Ay La Gashay Shirkada Dalka Shidaal Keentay Ee Trafigura

Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay shirkadd dalka keentay shidaal, kaas oo tilmaamay in xukuumada Somaliland looga baahan yahay inay cadayso heshiiska ay la gashay shirkadda Trafigura.