Sacad Hariiri Oo Dib Loogu Magacaabay Raysal Wasaare Sanad Ka Dib Markii Uu Is-casilay

Sacad Hariiri Oo Dib Loogu Magacaabay Raysal Wasaare Sanad Ka Dib Markii Uu Is-casilay

Cilmi-Baadhe Amerikaan Ah Oo Kaynta Galay Markii Trump La Doortay
Ganacsatada Qaadka Kenya Oo Cabasho Ka Muujiyey Qaad U Socday Puntland Oo Dib Loo Soo Celiyey
Somaliland: Xayiraadda HCTV Iyo Xadhigga Tifaftiraha Guud Oo La Cambaareeyay
Addis Ababa Oo Djibouti & Muqdisho Ka Dalbatay Inay Faahfaahin Ka Bixiyaan Qaraarka Jaamacadda Carabta Ee Itoobiya Lagu Cambaareeyay, Laguna Taageeray Masar
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qarax Lagu Hoobtay Oo Muqdisho Ka Dhacay

Beirut, Lebanon, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariiri ayaa la filayaa inuu soo dhisi doono dawladii afraad, kadib markii uu ku guulaystay aqlabiyada codka Baarlamaanka, afar sano ka dib is-casilaadiisii markii ay dalkaasi hadheeyeen dibadbaxyo waaweyn.

Soo laabashada cajiibka ah ee Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariri ayaa waxa suurta galiyay codadka 65 mudane oo ka kala yimid guud ahaan jilayaasha siyaasada dalka oo u codeeyey.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: