Sacad Hariiri Oo Dib Loogu Magacaabay Raysal Wasaare Sanad Ka Dib Markii Uu Is-casilay

Beirut, Lebanon, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariiri ayaa la filayaa inuu soo dhisi doono dawladii afraad, kadib markii uu ku guulaystay aqlabiyada codka Baarlamaanka, afar sano ka dib is-casilaadiisii markii ay dalkaasi hadheeyeen dibadbaxyo waaweyn.

Soo laabashada cajiibka ah ee Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariri ayaa waxa suurta galiyay codadka 65 mudane oo ka kala yimid guud ahaan jilayaasha siyaasada dalka oo u codeeyey.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.