Dhul-Gariir Cabirkiisu Yahay 7.0 magnitude Oo Gilgilay Galbeedka Turkiga, Greece

Ankara, (HCTV) – Dhulgariir xoog badan ayaa ku dhuftay the Aegean Sea maanta oo Jimce ah, kaas oo khasaarihiisu uu gaadhay Turkiga iyo Giriiga, dhismayaal burburay ayaa waxa ku xaniban dad badan.

Dadweyne tiro badan ayaa usoo baxay jidadka Magaalo xeebeeda Turiga ee Izmir dhulgariirka 7.0 magnitude awgeed.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha dhabta ah eek a dhashay Dhulgariirka, waxaana isa soo taraya marba marka ka sii dambaysa warka ku saabsan Dhulgariirka.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.