Somali News

Jedwalka Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Somaliland Oo La Shaaciyey Maanta

By Ahmed Cige

November 07, 2020

Hargeysa (HCTV) – Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka