Wefti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Garowe Kulan Kula Yeeshay Madaxweynaha Puntland

Garoowe, (HCTV) – Wafdi ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, ayaa kulan gaar ah Garowe kula leh Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulankan oo ah mid albaabada u laaban, ayaa Safiiradda beesha caalamka waxay madaxweynaha Puntland kala hadlayaan geeddi socodka doorashada iyo xaqiijinta qoondada dumarka ku leeyihiin kuraasta aqalka sare.

Puntland ayaa kamid ah dowlad goboleedyada aan weli gudbin sideedii xubnood ee guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleeed.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE