Somali News Xog-hayaha Caddaaladda WADDANI Oo Ka Deyriyey Xukunada Maxkamadaha Ka Soo Baxa By Ahmed Cige - December 6, 2020 0 3 FacebookXPinterestWhatsApp Hargeysa, (HCTV) – Xog-Hayaha Caddaaladda Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa ka dayiriyey xukunada Maxkamadaha dalka kaa soo baxa, sida uu Yoonis ku sheegay mar uu maanta HCTV u waramay.